Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo ka mid ahaa Waftigii uu hogaaminaayay Madaxwayne kuiland ee Imaaraatka Carabta u tagay Saxeexa heshiiska Saldhiga Milatari ayaa waxa ay maanta ku soo laabteen Magaalada Hargeysa.
Wasiir Sacad ayaa waxa u faah faahiyey ujeedada heshiiska iyo waxyaabaha faa;iidada u ah Somaliland.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka