Hargaysa (Hubaal):- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Mudanayaasha aqalkaasi waxay Codkii ugu badnaa Ku Meel mariyeen Heshiiskii ay Wada galeen Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Shirkada Imaaraadka ee DPW ee Maalgalinta ku samaynaysa Dekeda Magaalada Berbera.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL KA DAAWO: Codkii Ugu Laxaadka Weynaa Oo Golaha Wakiillada Somaliland Maanta...