Guddoomiyayaasha sadexda xisbi qaran ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo Faysal Cali Waraabe ayaa dariin isku mid ah ku qaabiley mudo kordhin ay maanta isla afgarteen sadexda dhinac ee ay khusayso arimaha doorashooyinka kuwasi oo kala ah Komishanka Xukumada iyo Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland.