HUBAAL KA DAAWO: Dufcadii U Horaysay Ee Xujaajta Reer Somaliland Ee Sanadkan Oo Gaadhay Magaaladda Maka Al-mukarama

0
29

Iyadoo ay Xujayda dalalka Islaamka ee sanadkan soo gudanaya waajibaadka Xajka kusoo qulqulayaan magaaladda Barakaysan ee Makkah Al-mukaramah, ayaa waxa Xukaydaasi ka mid ah xujayda ka imaynaysa dalka Somaliland, waxaana wariyuhu mikarafoonka la dhexqaaday muwaadintiinta reer Somaliland ee iyagu sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka oo dufcadii u horeysay maanta ka tagey magaaladda Makkah.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here