HUBAAL KA DAAWO: Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Weftigiisii Oo Mashaariic Ka Dhagax Dhigay Magaladda Oodweyne

0
33

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ahna Musharaxa Xisbigaasi ee Doorashada Madaxweynaha oo socdaal ku marayay Gobolada Bari ee Dalka ayaa ka hor intii aanu dib uGu soo laaban Magaalada caasimada ah waxa uu mashaariic kala duwan qaarna xadhiga kaga jaray qaar kalena ku dhagax dhigay Magaalada oodweyne iyo meelo kale oo ka mid ah Gobolka Daad-madheedh.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here