Guddoomooyaha Ururka Haweenka Ee NOW Ee Gobolka Tog-Dheer Deeqa Weydaar, sidoo kalena ahayd Xubin ka tirsan KULMIYE ayaa sheegtay inay Gebi ahaanba Iska-Cashisay Xilalkii Ay Ka Haysay Dalladda NOW Iyo Xisbiga KULMIYE, isla markaana ka dhawaajisay inay samayn doonto garab ka go’ay xisbul-xaakimka Kulmiye oo sida ay sheegtay la magac baxay ASALKII KULMIYE + DAAWO Sababta is-casilaadeeda
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL KA DAAWO: Guddoomooyaha Ururka Haweenka Ee NOW Ee Gobolka Tog-Dheer sidoo...