Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo dalka ku soo laabtey ayaa waxa uu ka hadlay arimaha ku saabsan mudo kordhinta doorashada Madaxwaynenimo iyo sidoo kale xaalada abaareed ee dalka ka taagan wakhti xaadirkan.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL KA DAAWO: Gudoomiyaha Guurtida Oo Dalka kusoo laabtay iyo Arrimaha Muddo...