HUBAAL KA DAAWO: Hooyo Danyar Ah Oo Ka Cabanaysa Dhul Ay Ku Laheyd Berbera Oo Xoog Looga Qaaday, Iyo Laba Wariye Oo Arrintan darteed Xabsiga Loogu Taxaabay

0
36

Hargeysa (Hubaal) Haweenaydan oo lagu magacaabo Sahra Mooge islamaraakan kamida dadka danyarta ah ee reer Berbera  ayaa sheegtay inay dhul ay lahayd oo kuyaala shacabka Berbera looga qaaday Qoyska Madaxtooyada islamarkaana dhisme hada looga bilaabay. dhismahaas oo uu fulinayo Agaasimihii hore ee Gaadiidka Madaxtooyada ninka Lagu Magacaabo Abshir Xasan Xaashi.

dhacdadan ayaa Xabsiga lagu dhigay Laba Wariye oo katirsan warbaahinta Madaxabanaan ee Berbera kuwaas oo kala ah Axmed Siciid Maxamed Oo Katirsan Tvga Madaxa banaan ee Waaberi tv Iyo Mubaarik Cismaan Nirig oo katirsan Tvga Madaxa banaan ee Star Tv

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Haweenayda dhulka Laga Qaaday ka Cabanaysa

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here