HUBAAL KA DAAWO: Jawegii Xaflada Xilwareejinta Arrimaha Gudaha, Hambalyadii Iyo Kaftankii Hadalkii Guddoomiyaha KULMIYE

0
37

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade haatana ah Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi Waxa uu Ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here