HUBAAL KA DAAWO: Jawigii Kalfadhiga Ee Golaha Guurtida Iyo Wakhtiga Loo Balamay Muda Kordhintii Saaka La Filayay

0
49

Kalfadhigii saaka ee golaha guurtida oo ahaa kii 62-aad ayaa dib loo dhigay mudo kordhintii saaka loo balansana, iyada oo uu sheegay gudoomiyuhu in todobaadkan gudihiisa ay sameyn doonaan

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan isaga oo arrintaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Todobaadkan hadii Ilaahay yidhaaho ayaynu horkeeni doona goluhuna xilkiisa ayuu ka gudan doona”

Halkan Ka Daawo

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here