HUBAAL KA DAAWO: “Ku Bushaaraysta 2017-Ka Doorasho Dalkan Ka Dhacaysaa Ma Jirta, Go’aanka Maxkamaddana Waa Lagu Qasban Yahay In La Aqbalo.” Muj. Cali-Gurey.

0
20

Hargeysa:Hubaal)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey), ayaa walaac ba’an ka muujiyey inay Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilladu qabsoomi doonaan Sanadka 2017-ka, waxana uu ku dooday inaanay muuqanin saansaantii doorashooyinku ku qabsoomi lahaayeen

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here