Kulankan oo Lagaga Doodayay Xeer Ay Keentay Wasaaradda Maaliyada Somaliland, kaas oo muhiimadiisu tahay hagaajinta cashuuraha qaranka. Kulankan oo socon doona muddo Saddex cisho ah ayaa waxa soo qabanqaabiyey gudiga ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL KA DAAWO: Kulan Lagaga Doodayo Xeer Ay Keentay Wasaaradda Maaliyada Somaliland...