Doorashaduna Inay Wakhtigeedii Dhacdo Ayaan Ku Talinayaa, Haddii Kale Balaayo Inaas Ka Weyn Ayaa Ka Iman Doonta” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir
“Maadaama oo wax gurmad ah oo ay dawladdu ku jirto oo abaarihii aanay ku jirayn, doorashadii inay dib u dhigaan marmarsiiyo ayaa ku jirta. Abaaraha jira dadkii u gurman lahaa sowkuwan doorashada ku mashquulka ah.” Suldaanka guud ee Somaliland
“dawladda waxaan leeyahay waar gurmadna kuma jirtaan idinkamana muuqato, dadka dhimanayana waxa idin kalaweyn doorashada, Doorashaduna Inay Wakhtigeedii Dhacdo Ayaan Ku Talinayaa, Haddii Kale Belaayo Inaas Ka Weyn Ayaa Ka Iman Doonta” Suldaanka guud ee Somaliland