HUBAAL KA DAAWO: Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan Uu La Qaatay Komisanka Doorashada Kaga Hadlay Sidii Loosoo Afjaray Khilaafkii Muddo Kordhinta Ka Taagnaa

0
26

Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo kulan la qaatay Komishanka iyo xisbiyada ayaa waxa uu ka hadlay sidii la iskula afgartey khilaafkii ka taagnaa mudo kordhinta xukumada si looga baxo abaarta taasi oo ay isku khilaafsanaayeen sadexda Xisbi Qaran.

MAdaxwayne Siilaanyo ayaa hadalkiisa waxa sidoo kale uu dar daaran ugu soo jeediyey hogaamiyayaasha xisbiyada qaranka ilaalinta danta qaranka iyo sidii ay uga fogaan lahaayeen wax kasta oo kala qaybin kara Bulshada walaalaha ah ee Somaliland

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here