Hargaysa (Hubaal):- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilad Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Mudo laba Todobaad ah Socdaalo ku Joogay Dalalka Isu taga Imaaraadka Carabta iyo Dalka Ingiriiska ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay.