Mulkiilaha Universal tv eng Axmed Abuukar ayaa raaligelin ka bixiyay marnaamij loogu magic daray Faalliyaha qaranka oo ka baxa tv-ga Universal kaas dawladda Somaliland ay xayiraad saartay tv-ga kadib markii uu faallo u soo qaatay madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu mulkiilaha tv-ga universal uu ka raaligeliyay dhammaan shacabka Somaliland iyo xukuumadooda
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL KA DAAWO: Mulkiilaha Universal TV Oo Shacabka Iyo Xukuumada Somaliland Ka...