Hargeysa (hubaal) Shirkadda isgaadhsiinta ah ee Telesom ayaa maanta guddida gurmadka abaaraha ku wareejisay lacag dhan shan boqol oo kun oo doolarka maraykanka ah ($500,000), taasi oo shirkaddu ay kaga qaybqaadanayso gurmadka loogu jiro abaarta baahsan ee dalka ka jirta.
hadaba halkan hoose ka daawo muuqaalka