Saddexda Xisbiga Qaran Ee Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay Guddida Doorashooyinka qaranka, kaasi oo lagaga hadlay wakhtiga ay doorashooyinku dalka ka qabsoomi doonaan. kulankaasi kadib waxaa saxaafadda la hadlay masuuliyiinta saddexda xisbi ee kulankaasi ka qaybgalay.
halkan hoose waxaanu idiinku soo gudbinaynaa, muuqaalada shirarkii jaraa’id ee asxaabtu ka qabteen amuurtan.
Daawo: Kulmiye Oo Ka Dareen Celiyey Kulankii Ay Sedexda Xisbi Qaran La Galeen Komishanka
Daawo Xisbiga Wadani Oo Ka Warbixiyey Kulankii Koomiishanka Ee Saaka
Daawo dareenka Xisbiga UCID