Baabuur Bas ah oo ka mid ah gaadiidka Dadweynaha ee Magaalada Hargeysa ka shaqeeya ayaa habeen hore Raxan baabuur ah ku galgashay, Waqti uu marayay Jidka isku xidha Xaafadaha Xero Awar Iyo Jigjiga-yar ee Degmadda Koodbuur. Ma jirin sidda warku sheegay dad dhibaato xoogani ka gaadhay, balse ilaa todoba Baabuur ayaa duqaddo kala duwani ku dhaceen. Ka markii baabuurkan Baska ah iyo mid Susuki ahi isku dheceen ugu horeyn ka dibna uu qalibmay Basku.