Guriga MAQAAL HUBAAL KA DAAWO shakhsi Caan ahaa oo aragtidiisu dhif ku noqotay dadka...
HUBAAL Ka DAAWO Hal-abuur Cali Saleebaan Bidde oo Tiir dhexaad U ahaa Masraxa Fanka. Abwaan Cali Saleebaan Maxamed Oo Cali Saleebaan Bidde loo yaqaanay waxa uu kamid ahaa Hal-abuurrada Soomaaliyeed ee aan muuqaallada laga duubay aan hore loo arag isla markaana dadka badankiisu ay magaciisa maqleen balse inta aragtay ay dhif iyo naadir tahay. haddaba halkan baanu idiinku soo gudbinaynaa abwaanka oo isagu innoo soo gudbinaya qaybo kamid ah suugaantiisa oo laga duubay ku sinnaan 1996-kii.
