Hargeysa (Hubaal) Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta safar ugu baxay Gobolada Bari ee Somaliland ayaa waxa uu galabta Gaadhey Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.
Ka dib markii uu waftiga uu hogaaminaayo Madaxwayne Siilaanyo gaadhe Magaakada Berbera waxa warbaahinta uga warbixiyey ujeedada safarka Madaxwaynaha iyo halka uu ku jihaysan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Xuseen Aadan Cige Dayr.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka