HUBAAL KA DAAWO: Ujeedada Uu Daarnaa Mudaharaad Saaka Ka Dhacay Suuqyada Magaaladda Hargeysa
“Anagu dadkii danyarta aheyd ayaanu nahay,waxaanu kaga jawaabaynaa hadal kulul, laakiin gacan kulul maaha, waanu xanibeynaa wax alle iyo waxaa socda, gabi ahaanbana waxaanu xidheynaa meheradaha”