Hargeysa (Hubaal) Beelweynta Ciidagale ayaa maanta shir jaraa’id oo ay qabteen ku muujiyeen khilaafka xisbiga Kulmiye iyo mawqifkooda siyaasadeed.
Shirkan ayaa waxa ka soo qayb galay salaadiin, cuqaal, dhalinyaro iyo siyaasiyiinta beesha
Waxa halkaasi ka hadlay wasiirkii hore ee caafimaadka Dr. Xuseen Xoog oo hadaladiisu ay u badnaayeen dhinaca nabad gelyada