Hargeysa (Hubaal) Xoghayaha Diinta iyo Awqaafta ee xisbiga Waddani oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka hadlay hadalhaynta urur diimeed dhawaan lagaga dhawaaqey Magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa.
Xogahaya ayaa sidoo kale waxa dusha u saarey eeda urur diimeedkani Hargeysa lagaga dhawaaqey Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka