HUBAAL KA DAAWO: Waran-Cadde Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Waxa Uu Ka Yidhi Dareenkiisa Xilka Madaxweynhu U Magacaabay Ee Wakiilka JSL U Fadhiya Ethiopia

0
47

Hargeysa (Hubaal) Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade haatana ah Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi Waxa uu Ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon.

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha ayaa Iftiimiyey Sababta Keentay In Loo Xusho Wakiilka Somaliland ee Dalka Ethiopia.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here