siyaasi mujaahid ibraahin dhagawayne ayaa si ba,an u weeraray wasiirka madaxtooyada iyo guddomiyaha golaha guutida somaliland, waxaanu sheegay in saleebaan sidii ardayda ula dhaqmay golahii guurtida
HUBAAL KA DAAWO: “Wasiirka Madaxtooyaddu Waa Qof Aan Damiir Lahayn Oo Laynagu Soo Hogaaminayo Oo Lagu Shaqaysanayo” Mujaahid Ibraahim Dhagoweyne