HUBAAL KA DAAWO: “Xagla-toosiye Hays Casilo Waa Qaran Dumis” Maxed Xasan Axmed

0
36

Hargeysa (Hubaal) Mid kamid ah odayaasha tuullada Dacarta ayaa wasiirka caafimaadka Somaliland ugu baaqay inuu xilka uu hayo baneeyo, waxaana odaygan oo lagu magacaabo Maxed Xasan Axmed uu ku eedeeyay wasiir Xaglo Toosiye mid Qaran dumisa, isla markaana beenaale ah.

halkan ka daawo muuqaalkan oo dhamaystiran

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here