HUBAAL KA DAAWO: Xisbiga UCID Oo xisbiga WADDANI iyo xisbul-xaakimka wada eedeeyay.
Masuuliyiin ka tirsan xisbiga UCID oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay isla markaana waxba kama jiraan ku tilmaamay xubnnimadooda, xubno xisbigaasi ka tirsan oo la sheegay nay Xisbiga Waddani ku beereen.