Hargeysa (hubaal) Barkhad Jaamac oo ah xoghayaha caddaalada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa si gaara uga waramay wararka sheegaya in ciidamada booliska waddanka kiinya xadhig kula kaceen xoghayihii dhinaca carabta iyo Islaamka u qaabilsanaa xisbigaasi oo shalay laga kaxaystay hotel uu ka deganaa magaalada Neroobi.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL KA DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Si Gaara Uga Hadlay Xadhiga Safiina...