HUBAAL KA DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Xilalkii Ka Qaaday Xubno Hore Looggu Digay

0
34

Hargeysa (Hubaal):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa xilalkii iyo xubinimaddii ay ka hayeen Xisbigaasi ka xayuubiyey qaar ka mid ah saraakiil ka tirsanayd oo hore looggu shaaciyey waraaqo digniino ah oo lagu baahiyey warbaahinta Somaliland.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here