HUBAAL KA DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Weerarkii Lagu Laayey Qaxoontiga Reer Somaliland Ee Xeebaha Yamen

0
43

Hargeysa (Hubaal):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa khataro uu hore u sheegay in ay ka dhalan karaan saldhiga Milatari la xidhiidhiyey weerar lagu laayey dad qaxoonti reer Somaliland ah oo saarnaa doon isla mar ahaantaana ku maraayey xeebaha dalka Yeman, waxaana ay si aada Xukuumadda ugu dhaliileen in illaa hada aanay ka hadlin arrintaasi.

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here