Hargeysa (hubaal) Dhalinyaradda beesha Subeer Awal ayaa waxa ay ku dhawaaqeen urur cusub oo ay ku midaysan yihiin madal ilyartu isqabay oo habeenkii xalay ahayd ka dhacday hotel Crown . waxa halkaas ka hadlay afhayeenka giddida dhalinyarada subeer awal mr. Faysal Madar oo fariin u diray madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumaddiisa haddaba halka hoose ka dhageyso hadalkaa
HALKA KA DHAGEYSO: