Hargeysa (Hubaal) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka Socday Shirkada Bollare ee xaga Dekeda ku shaqada leh saldhigeeduna yahay Dalka France oo uu hogaaminaayey Madaxweynaha Shirkadaasi Mr Dominique Lafont.
halkan ka dhageyso: