Waa Maxay Wararka Suuqa Ku Jira Ee Bulshadu Ka Seexan Weyday Ee Uu Afhayeenka Madaxtooyaddu Beeninayaa?
Af-hayeenka Madaxtooyada Oo Jawaab Ka Bixiyay Warar La Iskula Xuuraamayay Suuqa Oo Bulshada Inteeda Badan ka Ladi Weyday
HUBAAL RADIO: Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadlay Warar Uu Sheegay In Maalmahan Bulshadu Isla Dhexmaraysay Oo Suuqa Ku Jiray
waraka uu afhayeenku beeniyay ayaa ahaa kuwo bulshadu suuqa isula dhexmaraysay oo sheegayay in uu madaxweyne Siilaanyo maanganyahay isku shaandheyn golaha wasiiradiisa ka dhan ah
GUJI HALKAN OO KU DHAGEYSO MOBILKAAGA