HUBAAL RADIO: Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee KULMIYE oo daadafeeyay heshiis arrimaha doorashada ah oo saddexda xisbi isla qaatay oo uu sheegay inay mucaaridku kaga baxeen

0
32

HUBAAL RADIO: Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin ayaa sheegay heshiis asxaabta mucaaridka iyo xukuumaddu iskala qaateen arrimaha doorashooyinka,kaas oo uu sheegay inay mucaaridku ka baxeenmaxamed kaahin

Halkan Guji oo dhageyso codka Maxamed Kaahin

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here