HUBAAL RADIO KA DHAGEYSO: Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Muwaadiniinta Soomaaliya U Aqoonsatay Ajaanib

0
65

cabdirashiid-beer-geelMaxkamadda Degmada Hargeysa Oo Ku Dhawaaqday Natiijada Kiis Bulshadu U Dhegtaagaysay Oo Daarnaa Nin U Dhashay Koonfurta Soomaalia Oo Sifo Aan Sharci Ahayn Kusoo Galay Dhulka Somaliland

Hargeysa (Hubaal) Jamhuuriyadda Soomaalilaan ayaa markii ugu horreysay abid taariikhda u aqoonsatay ajaanib dadka ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee yimaadda geyiga Soomaalilaan isla markaana aan sifo sharci ah haysan. 1dii Diisambar, 2016 kii  ayay ahayd markii guddoomiyaha maxkamadda Degmada Hargeysa Gud. Cabdirashiid Beergeel ku dhawaaqay natiijada kiis beryahaas ba laga dhur-sugayay kaas oo daarranaa nin soo-galooti ah isagu ku soo xad-gudbay dalka Soomaalilaan isaga oo aan haysan wax dal-ku-gal ah. Garyaqaan Beergeel oo maxkamadda ka hor akhriyay xukunka ay maxkamaddu gaadhay iyo sabababaha ay u cuskadeen ayaa sheegay in maxkamaddu ay ka duushay xeer lam72 oo soo baxay 1995.

Guji Halkan Si Aad U Dhageysato Codka Xukunka Maxkamadu gaadhay Mp3

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here