Kulan balaadhan oo ay ku kulmeen Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, Mdaxweyne ku xigeenka JSL, mudane Cabdiraxmaan Cabdlaahi Saylici, Gudoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran Xubno ka mida Golaha Wasiirada, ayaa lagu go’aamiyey heshiis loo dhan yahay oo laga gaadhay diwaangelinta muwaadinka iyo ta Codbixiyahaba in dalka laga qabto, taasi o loo dhan yahay mucaarad iyo mucaafiba.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL RADIO: Kulan Is-afgarad Lagaga Gaadhay Diiwaangelinta Muwaadinka Iyo Ta Codbixiyahaba Oo...