HUBAAL RADIO: Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wakiilka Dalka Turkiga U Qaabilsan Somaliland Iyo Somalia

0
32

Madaxweynaha Qaranka Somaliland waxa uu kulan la qaatay Safiirka Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Olgan Bekar.

Madaxweynaha waxa ku wehelinaayey kulankaas wasiirka Qorshaynta, Madaxtooyada, Arrimaha gudaha, Maaliyada, wasiir ku xigeenka Arrimaha dibeda iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha JSL.DSC_0067-vert

Kulanka ka dibna waxa saxaafada la hadlay Wasiirka Madaxtooyada iyo Safiirka.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here