Hargeysa (Hubaal Radio) Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamij gaar ah oo ku saabsan Cudurka FAJIDA ee gayiga Somaliland ku soo badanaya iyo qaybaha uu u kalo baxo
Barnaamijka Caawa waxa noogu marti ah Dr.Manjal Guun oo ah khabiir ku takhsuusay xanuunka FAJIDA,waxaana uu wariye Aadan cabdi Ciidle ugu horeyn wax ka weydiiyay Digtoorka cudurkan loo yaqaan FAJIDA halka uu ka yimid,waxa keena iyo bal in cudurkani uu yahay mid la kala qaado.
Barnaamijkan waxa sidoo kale ay dhageystayaashu khadka telefoonka su’aalo la xidhiidha xanuunkan ku weydiinayaan Doctor-ka
Haddaba halkan hoose ka dhageyso barnaamijkan oo dhamaystiran
Fadlan Guji Halkan Si aad codkan ugu dhageysatid mobile-kaaga ama aad u la soo degto