Hargeysa (Hubaal) Agaasimaha Ururka Dawladdaha Hoose Ee Somaliland Maxamed Cabdi xaashi (Xamari) oo u Waramay Wariyaha HCTV Aadan cabdi Ciidle, waxa uu ka warbixiyay Socdaal uu ugu kicitamayo waddanka Rwanda, halkaasi oo uu kaga qayb galayo shir caalami ah oo lagaga hadlayo arrimaha dowladdaha hoose, isla markaasina lagusoo martiqaaday Jamhuuriyadda Madaxa-bannaan ee Somaliland.
HALKAN KA DAAWO Guddoomiyaha oo amuurtaasi ka hadlaya