“Anigu Markaan Arkay Meeshii Oo Xisbinimo Ka Soconayn, Ay Meel Niman La Yidhaa Mus-Dambeed Maamulayaan, Ayaan Idhi Waar Ma Reer Baa Waddankii Dhammaa Qabanaya Oo Maamulaya”
“WADDANI Waxaa Qabsaday Niman Gadh-Yara Oo Mabda’ Kale Wata & Niman Soomaali Weyn Ah, Innagu Waxkalaabaynu Sheegaynaaye Xisbigani Inuuba Qaranimadii Somaliland Mugdi Galiyo”