“Anigu Golaha Dhexe Ayaan Kamid Ahaa, Waxaan Ku Galay Bilaa Kaadh, Hadday Caddaaladi Jirto Miyaan Geli Lahaa….. Signalka La Siiyay Wuxuu Ahaa Marka Cirro Loo Coddeeyo, Ninka Ku Xiga U Coddeeya.””
“Nin wax loo sheegay baan soo dabagalay sidii baanan ku galay Guddaha hoolkii shirka………raggii Axmed Muumin Seed yaqaannay, Ninkan kale {Amb. Maxamed} may aqoon, ee Signalka la siiyay wuxuu ahaa marka Cirro loo coddeeyo, ninka ku xiga u coddeeya.”
“Waxaa Dhacday Nin Baan Garabka Qabtay Aan Agfadhiyay oonu reer London isu ahayn, Wuxuu Yidhi Intuu Soo Booday ‘Waar Na Daa Waa Lanoo Sheegaye’..Horta Ta Meesha Ka Dhacday Taas Bay Ahayd…”