HUBAAL TV: Daawo Aqoonyahan Maxamed Xaaji Oo Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Saldhiga Millateri Ee UAE Dalbaday In Uu Somaliland Ka samayst

0
72

Muuqaalkan VIDEO-ga Ah Waxaa Uu Aqoonyahanku Ku sharraxay Sababaha Ugu Muhiimsan ee Imaaraadku Ku Danaynayo Saldhiga Berbera Iyo Saamaynta ay Yemen, Itoobiya, Masar Iyo Dalal Kale Oo Dunida Ah Ku Yeelan Karo

HUBAAL TV: Daawo Aqoonyahan Maxamed Xaaji Oo Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Saldhiga Millateri Ee UAE Dalbaday In Uu Somaliland Ka samaysto

 “Dalka Yemen oo ay duullaan ku yihiin Lix Wadan oo loo yaqaano GULF Coalation Council, kuwaas oo Sucuudiga iyo Imaaraadku ka mid yihiin, kuwaas oo weeraro cirka iyo dhulka ah ku soo galay dalkaas oo ah immika dal dhibaataysan” 

vlcsnap-2017-01-14-04h42m06s714

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here