HUBAAL TV: DAAWO Aqoonyahan Si Waafi ah Uga Hadlay Marxaladda Siyaasadeed ee Wadanku Marayo+Hoggaaminta Xukuumaddana Naqdiyey

0
56

Hargaysa(Hubaal):-Aqoonyahan mustafe suleemaan cilmi oo si adag uga  hadlay xaalada uu wadanku uu marayo iyo goolaftanka siyaasadeen .Aqoon yahan mustfe ayaa maanta mar uu warbaahinta lahadlayay iscilmiyaysan u sharaxay xaalada dhabta ah ee dalka ka taagan,

sidoo kalena baaq u diray madaxwaynaha jamuuriyada somaliland axmed maxamed maxamuud (silaanyo) iyo shacabka somaliland,

isagoona shacabka reer somaliland uga mahad celiyay sida ay amaan kooda u ilaashanayaan ayna mar walba uga foojigan yihiin cadowgaada.

waxa uuna intaas ku daray in ciidamada amaanka iyo laamaha shaqada kuleh ay shacanka reer somaliland u ururiyaan lacag ay shidaal ka dhigtaan laakin aanay u isticmaalin shacabka ay masuulka ka yihiin .

Mustafe Saleebaan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here