HUBAAL TV: Daawo Ehellada Iyo Cuqaasha Wasiir- Xigeenkii Hore Ee Amniga Cabdilaahi Abokor Oo Baaq Iyo Digniin U Diray Xukuumadda Siilaanyo + Cadeyn Wax Isdaba Marin Xadhigiisa Ah Oo Ay Soo Bandhigeen

0
26

Hargeysa (Hubaal) Ehelada uu ka soo jeedo wasiir ku xigeenkii hore ee amniga Cabdilaahi Abokor ee ay xukuumaddu ku weerartay gurigiisa goor habeenimo ah bishan horaanteedii ayaa waxa ay baaq iyo digniin u direen xukuumadda, eheladan ayaa sidoo kale bulshada iyo caalamkaba sidoo kale baaq u diray kaas oo ay kaga dhiidhinayaan xadhiga masuulkaa xidhan isla markaana dusha uga tureen madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa.

Waxa kale oo ay ehellada Cabdilaahi Abokor soo bandhigeen cadeyn ay sheegeen in markii la xidhayay loo keenay oo ahaa qoddobo ay xukuumaddu u adeegsatay xadhiga masuulkaas kaas oo sida ay sheegeen ehelladani haddana mid kale loo keenay oo aan waafaqsanayn tii hore loogu keenay

DAAWO VIDEO

vlcsnap-2014-06-27-04h17m29s119vlcsnap-2014-06-27-04h18m35s9

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here