Hargaysa (Hubaal):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii balaadhnaa ee uu Hogaaminayay ee Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa Galabta si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada dalka ee Hargaysa.