Hargeysa (Hubaal)- Akhyaarta Ku xidhan Bahda HUBAAL waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal VIDEO ah oo ka mid ah mahadhooyinka Sooyaalkeena Taariikheed ku xardhan, taasi oo ku suntan Ciidamo La Wareegay Labada Aqal Baarlamaan ee Wakiillada iyo Guurtida, tallaabadaas oo Guux Badan Dhalisay, isla markaana uu Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) ka hadlay isaga oo mawqifkiisa ku wajahan amarkan caddeeyey.