Hargeisa (Hubaal)- Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-GUREY) ayaa mudaharaydaii maanta ka dhacay guud ahaan dalka ku tilmaamay Mid Hummaagiisu la mid yahay Dagaalkii sokeeyey ee sanadkii 1994kii dalka ka dhacay kaasi oo haatan laga joogo muddo 20 sanno ah, isaga oo xaaladan ku tilmaamay inuu nooc kale ku bilaabmay iasgoo xukuumada ugu baaqay inay umada ka dayso khlakhalka iyo burburinta.