FAALLOOYINSUUGANWARAR UGU XIISAHA BADANWARARKAWARARKA SIYAASADDA HUBAAL TV: DAAWO Musharraxa Mansabka Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Oo Sheegay In Adduun-weynuhu Suul Iyo Saxeex Ku Suntan Diiwaangelinta Ka Hayo Xukuumadda Madaxweyne Sillaanyo By Hubaal - August 26, 2014 0 20 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jamaal Cali Xuseen oo la waydiiyay bal inay qaadhaan bixiyeyaashu dhegaysteen Dacwadooda ayaa ku jawaabay “Dee Meesha dacwad ba maaha, waraaqo ayaa yaala Dhokomentis baa yaala, waana wax mar hore la kala saxeexday oo go’aan lagu gaadhay. maaha dacwad cusub iyo wax hadda la isku haysto ee Saxeexii madaxweynaha ayaa yaala, saxeexii Wasiirka daakhiliga yaala, markaa dawladani waxay gashay ballanqaad ay Dadka u qaaday oo qaadhaan bixiyeyaasha u qaaday oo waliba qoraal ahaan inay sidaasi u soconayaan diwaan galinuhu balse maanta way ka duween” ayuu yidhi Musharax Jamaal.