HUBAAL TV: DAAWO reer Hargeysa Oo Aan U Kala Hadhin Soo Dhawayntii Jamaal Cali Xuseen+Gelbiskii Madaarka Illaa Xarunta UCID+Shir Saxaafadeedkii Ka Dembeeyey

0
33

Hargeysa(Hubaal):- Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, isla markaana waxa uu ka hadlay guulaha safarro uu muddo laba bilood iyo dheeraad ah ku marayey waddammo kala duwan oo dibedda ah, xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo go’aankii Guurtidu ku soo afjartay khilaafkii Xisbiga KULMIYE.

DSC00498Jamaal Cali Xuseen oo markii la soo dhaweeyey ka dib Warbaahinta u warramay, waxa kale oo uu ka hadlay nidaamka doorashada ee sannadka soo socda, isagoo xusay inaanay geli doonin doorasho bilaa diiwaan gelin

DSC00526

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here